
Barcelona ayaa xalay la ciyaartay dhigeeda naadiga Manchester United Kulan katirsan Europe leage lugtiisa labaad, lugtii koowaad ee kulanka ayaa kusoo dhamaaday barbaro 2-2 ah, halka kulankii xalayna uu kusoo dhamaaday 2-1 oo ay Manchester United guusha ku raacday.
Tags:
Wararka kooxda