HomeWararka kooxda Xavi ayaa kooxda siiyay maalin fasax ah maanta, laakiin 13 ciyaaryahan... byBashir Hassan •February 23, 2023 0 Xavi ayaa kooxda siiyay maalin fasax ah maanta, laakiin 13 ciyaaryahan ayaa yimid garoonka tababarka Ciudad Deportiva joan gamber tababarka maanta: Ansu Fati, Eric García, Sergi Roberto, Marcos Alonso, Pablo Torre, Ferran, Alba, Busquets, Lewandowski, Koundé, Pedri, Araujo iyo Dembélé. Tags: Wararka kooxda