Pablo Gavi: "Ma ahan markii ugu horeysay ee aan dhibtoono 20-kii daqiiqo ee ugu dambeysay. Coach ka wuu ka shaqaynayaa midaan, waa wax aan doonayno inaan xoojino. "
Gavi: "Aad ayaan ugu faraxsanahay guusha Waxaan ka ciyaaray dhanka midig maanta, sida tababaruhu i waydiistay, si fiicanna waan usameyay.”
Gavi: "Aad ayaan ugu faraxsanahay Alarcón. Qaybaha hoose ayaan isla ciyaarnay wuuna u qalmaa. Waan ku faanaa."